Dhiso Maanta – Ku Bixi Bil kasta
30% Lacag Hormaris ah
Muddada Bixinta 24 Bilood
Tayo Dhisme oo la Hubiyay
Dhismaha Gurigaaga — si fudud, oo la gaari Karo!




Ma aha oo keliya shirkad dhisme , waa lammaane kaa caawinaya hirgelinta riyadaada guri
oo ay ku jirto mustaqbalka qoyskaaga.
- In ka badan 14 sano oo Khibrad dhisme gudaha Dalka Soomaaliya ah
- Lagu kalsoon karo qurbo-joogta ku nool USA, UK, Sweden & Kenya
- Dhameystir tayo sare leh iyo jadwal dhisme oo la ilaaliyo
- Waxaan kuu fulinaynaa dhammaan oggolaansiyada iyo habraacyada sharciyeed
WhatsApp noo mar kasta: +252 613 391 475

La kulan koox khibrad sare leh ee Maanta ku adeegeysa Qaadi Construction Waxaan waqti
ku qaadan doonaa inaan si qoto dheer u fahanno himilooyinkaaga gaarka ah iyo yoolalkaaga
Gurigaaga riyada ee Muqdisho.

Ka dooro naqshadaha kala duwan ee aan bixino ama soo bandhig fikradahaaga gaarka ah.
Hel muuqaal 3D ah iyo qiimeyn daah-furan oo ku saleysan qorshaha aad dooratay.

Ku bilow mashruuca adigoo bixinaya 30% lacag hordhac ah, inta soo hartana ku bixi si
fudud 24 bilood gudahood.
Waa Cusub ee Nabadda iyo Fursada Geeska Afrika ee Dahsoon
Muqdisho, oo loo yaqaan “Luulka cad ee Badweynta Hindiya”, ayaa horseed u ah
isbeddellada cajibka ah ee soomaaliya. Suuqa guryaha ee Muqdisho wuxuu kor u kacayaa si joogto ah, taasoo ka dhigaysa hantida maguurtada mid faa’iido dhaqaale leh oo qiimaheedu mustaqbalka sii kacayo.
Suuqa hantida maguurtada ah ee muqdisho ayaa si xawil ah u koraya, taaso ka dhigaysa maal-gelinta hantidu tallaabo maaliyadeed oo caqli-gal ah oo qimaheedu la filayo inuu sare u kaco. Ka faa’iidayso fursadan si aad u yeelato qayb ka mid ah mustaqbalkan kobcayo.
Qaadi Construction co. waxay ku hagaysaa talaabo kasta, iyadoo kuu hubinaysa maalgashi ammaan ah oo qiimo leh mustaqbalka qoyskaaga.
"Weligay uma malaynayn inaan dhisto gurigeyga anigoo dibadda ku maqan inay sidan ay u sahlan tahay, waxaana mahad iska leh Qaadi Construction Co. , gurigayga G+1 ayaa la dhameeyay intii aan London uk joogay, runtii aad iyo aad baan ugu mahad naqayaa dedaalka iyo daryeelka ay ii muujiyeen ."
- Dahir Ahmed Sheikh, UK

"Aniga oo ah Cabdullaahi Cali oo ku nool magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaan aad ugu mahadcelinayaa Qaadi Construction Co. oo si khibrad leh u dhisay gurigeyga G+3, karti-xirfadeedkooda iyo sida hufan ee ay ula xiriireen intii uu socday mashruuca waxa ay i siiyeen kalsooni buuxda in kasta oo aan dibadda joogo, runtii waa shirkad la isku halayn karo oo xirfad leh, waad ku mahadsan tahay rumaynta riyadayda.."
- Abdulahi Ali, Oslo, Norway

"My name is Yusuf Mohamed, and I live in California, USA. I appreciate Qaadi Construction for the expert construction of my G+4 house. Even though I was not on site, they provided me with professional and consistent updates that made me feel confident. A trustworthy and quality company."
- Yusuf Mohamed, California, USA

Waxaa naga go'an tayada, daacadnimada, hal-abuurka, iyo badbaadada mashruuc kasta, wakhti kasta.